Ciidamada Kenya oo saakay ka baxay Deegaanka Faax Faaxdhuun iyo Al Shabaab oo la wareegtay

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada Milatariga dalka Kenya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM saakay aroor hore ay isaga baxeen deegaanka Faax Faaxdhuun oo qiyaastii 80-km u jirta Degmada Baardheere. Dadka deegaanka ayaa ku waramay in ciidamada Kenya saakay aroortii ay agabkooda ka rarteen deegaanka Faax Faaxdhuun oo mudo sanado ah … Continue reading Ciidamada Kenya oo saakay ka baxay Deegaanka Faax Faaxdhuun iyo Al Shabaab oo la wareegtay